|

DEG DEG: Garoonka Kooxda Manchester ee Old Trafford oo Bam laga helay

Booliska Dalka Ingiriiska ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay in bam laga helay garoonka Old Trafford ee kooxda Manchester United.

Kooxda Manchester ayaa barteeda Twitter ku xaqiijisay in warkan jiro lkn waxay ku baaqday in taageerayaasha kuraasta kusii sugnadan arintana la eego doono. Xiriirka kubadda cagta ingiriiska ayaa ku dhawaaqay markii dambe in ciyaarta oo u dhaxeysay Man Utd iyo Bournemouth la hakiyay.

 

Join the Conversation

Enjoyed this story? Share it with a friend:

Stay Bold. Stay Informed.
Get breaking news alerts and exclusive updates from Radio Delsan — delivered instantly.